Dowlada Somalia oo War ka soo saartay afgembigii fashilmay ee gobolka Amxaarada Itoobiya

Xukuumada federaalka ah Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya kaasoo lagu dilay masuuliyiin iyo saraakiil badan. Waxaa ka mid ahaa xubnaha la dilay taliyihii ciidamada milateriga Itoobiya, Madaxweynihii degaanka Axmaarada iyo saraakiil kale. War-saxaafadeed caawa ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa … Continue reading Dowlada Somalia oo War ka soo saartay afgembigii fashilmay ee gobolka Amxaarada Itoobiya